Cudur kale oo ka dilaacay Shiinaha & cabsi laga qabo inuu dunida ku faafo

Khubaro Caafimaad oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa ogaaday in waddankaas uu ka jiro xanuun horleh oo lamid ah feyraska corona, kaas oo noqon karo cudur safmar ah sida feyraska hadda dunida ay la daala dhaceyso. Xanuunkan ayaa dhowaan lagu arkay xayawaanka doofaarka, waxaana sidoo kale ay seynisyahandu sheegeen inuu ku dhici karo ban’iaadamka. Cilmi-baarayaasha … Continue reading Cudur kale oo ka dilaacay Shiinaha & cabsi laga qabo inuu dunida ku faafo